[go: up one dir, main page]

Jump to content

Horgale (Fiisikis)

Ka Wikipedia

Cabirka asaasiga ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Aduunka 7 halbeeg oo cabirka asaasiga ah ayaa jira:

Mitir Waxaana lagu cabiraa dheerer Dheerer Waxaana loo suntaa M" Mitirka waxaa lagu koobaa dherer Mowjad Shucaaca iyo Kiribtoon
kiilogaraamka Waxaana lagu cabiraa Mug Cufka waxaana loo suntaa "Kg"
Ilbirigsi Amin ayaa lagu qiyaasaa waxaana loo suntaa "s" Waxaana lagu qiyaasaa walxash shucaacooda inta ay la egtahay cesium
ambeer Waxaana lagu cabiraa awooda koronto koronto Waxaana lagu so koobaa awooda [Koronto dinamik ah|Koronto dinamik]]ee udhaxaysa laba fiilo.
Kelvin Waxaa lagu cabiraa heer kulka waxaana loo suntaa "K"
Ileys Waxaa lagu cabiraa Iftiinka Waxaana loo soo gaabiyaa ("cd") Walxaha inta ay soo saarayaan ee shucaacPlatinum Pt Adag
mole

waa cabirka maadada waxaana badanaa loo isticmaalaa Kimisteri, Mole ku waa afogadro Qiyaastii Waana walaxaha yeryer ay ka koobantahay madada.

Halbeega rasmiga ah
Magaca Sumadda Udhiganta
Mitir Mitir - m Dherer
Kiilogaraam kg - kg mugga
ilbiriqsi Ilbiriqsi - s Amin
Ambeer - A dab koronto
Kelvin k - K Heer kul
Ileyska cd Awooda iftiinka
mole mol Madada waxa ay ka koobantahay

horgale fiisikeed

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Magaca yotta zetta exa peta tera giga mega kilo hecto deca   deci centi milli micro nano pico femto atto zepto yocto
Sumada Y Z E P T G M k h da   d c m µ n p f a z y
10n 1024 1021 1018 1015 1012 109 106 103 102 101 100 10-1 10-2 10-3 10-6 10-9 10-12 10-15 10-18 10-21 10-24
1000n 10008 10007 10006 10005 10004 10003 10002 10001           1000-1 1000-2 1000-3 1000-4 1000-5 1000-6 1000-7 1000-8