[go: up one dir, main page]

Jump to content

Jeer

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 22:02, 12 Nofeembar 2011 ee Robbot (wadahadal | ku darsasho) (r2.7.2) (Robot: Modifying sw:Kiboko (mnyama))
Jeer

Jeer waa xayawaan ku nool Biyaha iyo Berigaba oo Naasley ah, waxoo u badanyahay wabiyada.waa xayawaan ku nool dhulka saxaraha ka hooseeya ee Afrika.Waa xayawaanka sadexaad ee Berri kunoosha ugu miisaanka culus isagoo weliba aad uga gaaban Geriga. Jeertu waxay ku nooshahay webiyada iyo harooyinka. Maalintii inta badan waxay ku jirtaa Biyaha, waxay ku rintaa(isugu galmootaa/isku saarataa) dhashaa Biyaha dhexdooda.Waxay isu raacdaa koox koox.