Ras kambooni
Coordinates: 1°38.20′S 41°35.17′E / 1.63667°S 41.58617°E
Raas Kaamboni Ras Kamboni | |
---|---|
Magaalo | |
Wadanka | Somalia |
Gobol | Jubbada Hoose |
Degmo | Degmada Badhaadhe |
Aag saacadeed | UTC+3 (East Africa Time) |
Raas kambooni (Af Ingiriis : Ras Kamboni) waa magaalo ku taala Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, wadanka Soomaaliya, taasi oo dhinaca ku heysa geeska xadka wadanka Kiinya. Magaaladani waxay dhacdaa 274 kilometer koonfurta magaalada Kismaayo.[1] Raas kambooni waa Magaalo ku taalo Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya. Magaalada waxay u dhowdahay xadka kenya. Ras Kambooni waa dhul baaxadiisu ay aad u balaarantahay oo kayma fara badan ay ku yaalaan.
Dadka degan
Dadka deegaanka waxay isugu jiraan xoola dhaqato iyo beeraleey in kastoo ay jiraan ganacsato yar oo aad ku arkeyso daafaha magaaladda. Magaaladu waxay caan ku tahay kaymo badan oo ka xiga daafaha magaalada dadka degan waa dad horu marsan oo ku caan baxay isjacaylka iyo wada noolaanshaha in kastoo gobolku soo maray isbedelo siyaasadeed hadana saamayn saasa kuma yeelan daganaanshaha magaaladan taariikhiga ah.
Sidoo kale fiiri
Xigasho
Tixraac
Magaalooyinka Gobolka Jubbada Hoose | |
---|---|
Afmadow · Jamaame · Kabsuuma · Kismaayo · Mareerey · Ras kambooni |