[go: up one dir, main page]

Jump to content

Magrib (salaad)

Ka Wikipedia

Salaada Magrib (Carabi:صلاة المغرب) waa salaada la tukado markii ay dhacdo qoraxda(cadceeda), waxaana la tukadaa (salaada)Casir ka dib waxaa ka danbeyso (salaada)cishaha waxaa la tukadaa 3 rakco. Suneheeda waa 2 rakco.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]