Badeel (majarafad)
Appearance
Badeel ama Majarafad (Af Ingiriis : Shovel Af Carabi : ar) waa qalab loo adeegsado dhismaha iyo qodida gododka isku qasida shamiitada quruuruxa iyo carada, waxaa kaloo loo adeegsadaa qodida gododka, ama gurida carada.
Badeelka ayaa noocyo badan leh isagoo isugu jira mid loogu talo galay beeraha iyo mid kaloo baabuurta ku xiran.
Jaadadka badeelka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]sawirka | MAgaca | |
---|---|---|
Badeelka dhuxusha | ||
Badeelka barafka |
||
Badeelka lagu xaaqo barafka | ||
snow pusher | ||
Badeelka miraha lagu guro |
||
spoon shovel | ||
Maqaraf |
||
roofing shovel | ||
spade | ||
Badeel afar gees | ||
scoop | ||
Badeelka dabka lagu shido | ||
Badeel boombale caruurta |
||
Badeelka lgu qodo Gododka macdanta | ||
Badeel Dagaal ama ciidan waa midka lagu qoto difaaca |