[go: up one dir, main page]

Jump to content

Xayawaan

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 20:31, 2 Jannaayo 2013 ee Robbot (wadahadal | ku darsasho) (r2.7.3) (روبوت إزالة: uz:Xayvonlar)

Xayawaan ama Bahal waa abuur oo ilaaheey aduunkaan ku abuuray. xarafka "xayawaan" waxoo ka imaaday luqada carabiga, af soomaaliga waa "bahal", tani waxee ka mid tahay xarfaha soomaaliga oo dhumooyo. Bahalada wee kala duwanyihiin, waxee ku noolaan karaan biyaha badda ama wabiyada iyo carrada aduunka oo dhan. bahalada waxee ku noolyihiin meelkasto oo aduunka ka mid ah, xattaa meesha oo aduunka ku dhamaado oo biniaadanka ku noolaan karin. Bahalo waxaa jiro oo ku nool jirka biniaadanka oo la arki karin, waxee cunaan jirka dhintay kaliya. sideedaba bahal waxaa loo yaqaanaa wax kasto oo aan biniaadanka eheen, laakiin ogoow biniaadanka waa bahal, waxa kaliya oo uuga duwanyahay bahalada waa maskaxda.