Jigjiga
Coordinates: 09°21′N 42°48′E / 9.350°N 42.800°E
Jig-jiga Jigjiga | |
---|---|
Caasimadd | |
Wadada ugu caansan Jijiga ee loo yaqaano Laanta Hawada. | |
Dalka | Itoobiya |
Deegaanka | DDS |
Joogga | 1,609 m (5,279 ft) |
Tirada dadka (2012) | |
• Dhammaan | 199,756 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Jijiga (Af Ingiriis : Jigjiga; Amxaari: ጅጅጋ) waa caasimadda DDS amaba Soomaali Galbeed ee bariga wadanka Itoobiya.Jigjiga waxay ka tirsan tahay Gobolka Faafan waxayna 80 km (50 mi) dhinaca Bari kaga beegan tahay magaalada Harar. Sidoo kale, magaaladani waxay dhacdaa 60 km (37 mi) dhinaca Galbeed wadanka Soomaaliya.
Waa magaalo taariikhi ah oo kamid kuwa ugu caansan dhulka ay Soomaalidu leedahay,Waana Xarun ganacsi oo muhiim u ah isku xidhka guud ahaanba gobolada Deegaanka Soomaalida iyo Itoobiyada kale sidoo kalena xuduud la leh dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Waqooyi ee la baxay Soomaaliland waxaana ay kuxidhantahay dekedda weyn ee Magaalada Ber-bera halkaas oo badeecooyin aad ubadan ay kasoo degtaan una gudbaan dalka Itoobiya iyo deegaanka intiisa kaleba.
Cimilada Jigjiga
Faahfaahin Cimilada Jigjiga | |||||||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Bilaha | Jan | Feb | Mar | Apr | May | Jun | Jul | Aug | Sep | Oct | Nov | Dec | Sanad |
Kuleel aan darnayn °C (°F) | 25.8 (78.4) |
26.7 (80.1) |
28.2 (82.8) |
26.7 (80.1) |
27.3 (81.1) |
26.7 (80.1) |
25.6 (78.1) |
25.9 (78.6) |
26.5 (79.7) |
26.7 (80.1) |
26.2 (79.2) |
25.6 (78.1) |
26.49 (79.69) |
Maalinle °C (°F) | 16.4 (61.5) |
18.4 (65.1) |
20.3 (68.5) |
20.2 (68.4) |
20.9 (69.6) |
21.1 (70.0) |
20.5 (68.9) |
20.6 (69.1) |
20.7 (69.3) |
18.9 (66.0) |
17.4 (63.3) |
16.9 (62.4) |
19.36 (66.84) |
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) | 7.1 (44.8) |
10.2 (50.4) |
12.4 (54.3) |
13.7 (56.7) |
14.6 (58.3) |
15.5 (59.9) |
15.5 (59.9) |
15.3 (59.5) |
14.9 (58.8) |
11.2 (52.2) |
8.7 (47.7) |
8.2 (46.8) |
12.28 (54.10) |
Roobka mm (Faraha) | 11 (0.43) |
25 (0.98) |
47 (1.85) |
105 (4.13) |
93 (3.66) |
56 (2.2) |
84 (3.31) |
127 (5) |
101 (3.98) |
41 (1.61) |
16 (0.63) |
6 (0.24) |
712 (28.03) |
% Dhado | 49.4 | 46.7 | 51.7 | 61.6 | 63.1 | 64.5 | 63.9 | 64.1 | 62.7 | 57.7 | 49.9 | 50.3 | 57.13 |
Source: Climate Data[1] |
Tixraacyada
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Jijiga. |
- ↑ http://en.climate-data.org/location/3651/. Soo qaatay 10 May 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)