[go: up one dir, main page]

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Sao Tome iyo Prinsipe

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
y r2.7.2+) (Robot: Adding nso:São Tomé and Príncipe
Safka 105: Safka 105:
[[ms:São Tomé dan Príncipe]]
[[ms:São Tomé dan Príncipe]]
[[mwl:San Tomé i Príncepe]]
[[mwl:San Tomé i Príncepe]]
[[my:ဆောင်တူမေးနှင့် ပရင်စီပီနိုင်ငံ]]
[[my:ဆောင်တူမေးနှင့်ပရင်စီပီနိုင်ငံ]]
[[nah:Santo Tomé īhuān Tlahtohcāpilli]]
[[nah:Santo Tomé īhuān Tlahtohcāpilli]]
[[nds:São Tomé un Príncipe]]
[[nds:São Tomé un Príncipe]]

Bedelaadkkii ahaa 10:16, 19 Nofeembar 2011

Template:FIAV flag ofSao Tomé en Principe (ratio 1:2)

Sao Tome iyo Prinsipe ama jamhuuriyada saw tome iyo Prinsipe waa wadan ku yaala qaarada afrika waxa uu wadannkani ka koobanyahy laba jasiiradood waxa uu ku yaalaa gacanka gini caasimadana sidoo kale waxaa lagu magacaabaa São Tomét masaaxada wadan kani waxa ay kusimantahy 1001 klm kaliya dadka kunool waxaa lagu qiyaasay 206 kun oo qof tirakoobkii la sameeyay 2008 dii


Juquraafi ahaan

labada jasiiradood ee ay ka koobantay jamhuuriyada São Tomé waxa ay ku yaalaan masaafo ujirta 240 klm xeeba galbeedka afrika


Dadka

dadka kunool São Tomé waxa lagu qiyaasaa ilaa 206 kun oo qof tira koobkii udanbeeyaya ee la sameeyay sanadii 2008da %15 waa jaahiliin shacabka wadankaas, waxa ay ka koobanyihiin burtaqiis iyo afrikaan is dhexgalay waxa kale oo kunool jaaliyado kayimi wadamo kale oo kamida afrika

Jawiga

heerka kulku waxa uu gaadhaa xiliga kulaylaha 30 darajo halka halka heerkulka wadankaasi uu yahy 24 darajo roobabku waxa ay da aan bisha 10aad ilaa bisha shanaad wadankan waxa uu kamidyahay tobanka wadan ee ugu yaryar wadmada afrika